2023
Fahanka Akhriska : Mukulaashii aan ku soo arkay Soomaaliya
Mukulaashii aan ku soo arkay Soomaaliya! Soomaaliya markii aan tagay xagaagii hore waxaan soo arkay waxyaabo badan oo aan la soo yaabay. Waxaan soo arkay oo aan la yaabay bisadaha…
Dhulgariir weyn ayaa ka dhacay Morooko
Dhulgariir weyn ayaa ka dhacay Morooko Dalka Morooko waxaa ka dhacay dhulgariir weyn. Waxaa ku naf waayey ilaa 2100 oo qof. Waxaana ku dhaawacmay dad aad u tiro badan. Dhulgariir…
Fahanka akhriska : Waa maxay daaweyntu?
Daawaynta Dadka Daawayntu waa marka qof buka laga caawiyo si uu u helo caafimaad ama daawayn. Waxyaabaha la iska daaweeyo waxaa ka mida cudurka, waxaana daaweeya dhakhaatiir wiilal iyo gabdho…