Fahanka akhriska : Waa maxay daaweyntu?

Daawaynta Dadka

Daawayntu waa marka qof buka laga caawiyo si uu u helo caafimaad ama daawayn. Waxyaabaha la iska daaweeyo waxaa ka mida cudurka, waxaana daaweeya dhakhaatiir wiilal iyo gabdho leh. Siyaabaha wax loo daaweeyaa way kala duwan yihiin, sida daawo dhaqameedka iyo daawo casri ah. Waxyaabaha ay dhakhaatiirtu dadka ka daaweeyaana waxaa ka mida cudurrada ay jeermisyadu keenaan iyo nadaafaddarrada lafteeda. Haddaba waxaa habboon inaan haddii aan aragno qof buka aan dhakhtarka gayno si uu u helo daryeel caafimaad lab iyo dhadigba. Waxaa jira cudurro dadka laga daaweeyo markay xanuun dareemaan sida, daawaynta indhaha, maqaarka iyo jidhka qaybihiisa kala duwan. Haddaba daawayntu waxay lagama maarmaan tahay marka ay caafimaaddarro timaaddo.

Waydiimo: Ka jawaab waydiimahan hoos ku qoran!

  1. Waa maxay daawayntu?

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

  1. Maxaa la iska daaweeyaa?
  2. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………
  3. Sheeg siyaabaha wax loo daaweeyo?
  4. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………
  5. Nadaafaddarrada maxaa keena?
  6. ……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………
  7. Markay daawayntu lagama maarmaan tahay?

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

Bukaan  Daryeel Caafimaad Cudur Dhakhtar Nadaafad
Maqaar  Jeermis Dhaqan 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *