QORAAL XAQIIQEED ( Fakta text )
QORAAL XAQIIQEED ( Fakta text ) MUXUU YAHAY QORAAL XAQIIQEEDKU? qoraal xaqiiqeedku wuxa uu warbixin iyo xog ka bixiyaa maaddo iyo shey jira. Qoraal xaqiiqeedku waxaa laga helaa buugaagta waxbarashada…

SIR MA QABE ALLAA U SAHAN AH! Nin baa wuxuu lahaa laba xaas. Labada oori mid buu aad u jeclaa. Midda uu aadka u jecelaa, waxay ahayd madhaleys.haseyeeshee ninku wuxuu…
DAWAARLE & HILIBLE Waxaa jiri jiray laba nin oo jaar (daris) ahaa. Maheradooduna jaar ahayd. Midi wuxuu ahaa dawaarle midka kalena wuxuu ahaa hilible. Waxaa jiray dad badan oo masaakiin…
Soomaaliya waa dal ku yaalla geeska afrika. tirada dadka soomaaliya ku nool waa 15 182 000 malyan. Caasimada Soomaaliya waa Muqdisho ama Xamar. Caasimadda Labaadna waa Hargeysa, midda seddexaadna waa…
Sheekada 5d WAN IYO ORGI Waxaa la wada og yahay in xooluhu ay u kala baxaan saddex meesi; geel, lo’ iyo ari. Meesiga la yiraahdo ari baana keligii laba jaad…
AFKA HOOYO WAA LAMA HUR’AAN Afka hooyadu waa luuqadda ama afka hooyadu ilmaheeda ku anqariso. Waa afka hooyadu ku hadasho asal ahaan iyo isir ahaanba. Afka hooyada waxaa la siiyaa…